!زيارتك الأولى
marka ugu horraysa ee aad soo booqato www.raidacademy.so waxaad arki doontaa cinwaanada kala duwan ee koorsooyinka diyaarsan, haddii aad jeclaysato inaad barato koorso ama ka badan waxaad daawan kartaa casharada furan (الدروس المجانية) marka aad ku qanacdo waxaad qaadi doontaa tallaabada labaad (خطوة 2) ee fur oo fiiri.
Read More!اختر دورتك التعليمية وسجل
Si aad wax uga barato raidacademy.so waxaad u baahantahay inaad webka iska diiwaan geliso; adoo ku dhufanaya buttonka isdiiwaan gelinta ee sare, marka aad isdiiwaan geliso, waxaad bixin doontaa feega waxbarashada (الرسم الدراسي) markaas ka dib ayaa waxaa si dhammaystiran kuugu furmi doona kooraska aad codsatay.
Read Moreكيف أدرس من خلال الموقع؟
Marka kooraska laguu furo waxaad bilaabi doontaa waxbarashada, doowashada muuqaalada, ka shaqaynta laylisyada iyo ugu danbayn waxaad ka shaqaynasaa imtixaanka kooraska, shahaadadiisana waad la degi doontaa, waxaasoo dhan waxaad ka dhex samayn doontaa webka dhexdiisa, waqtigaagana adaa xor u ah, qaado qalin iyo buug oo isku day in aad si karti leh wax u barato
﴾ يَا يَحْيَىٰ خُذِ الْكِتَابَ بِقُوَّةٍ ﴿.
Read More