المستوى الأساسي الأدنى
$50.00
$40.00
- المستوى الأساسي الأدنى, مستويات تعليم اللغة العربية
- 199 (Registered)
08
Apr
$50.00
$40.00
Kusoo dhowow heerka koowaad ee barashada luqadda carabiga.
عزيزي الطالب! بين يديك المستوى الأساسي الأدنى في اللغة العربية
Level A 1
تتمّ دراسة هذا المستوى – في النّظام العادي غير المكثف- خلال ثلاثة أشهر.
Requirements
- Maxaaa looga baahanyahay aradayga kooraskan ka faa'iidaysanaya?
- 1- in uu ka gudbo imtixaanka qabuulka ee ka horreeya heerkan.
- 2- in uu duruusta xidhiidhiyo si isku xigtana u daawado.
- 3- in uu ka shaqeeyo laylisyada casharrada la socda.
Features
- Kooraskan waxa diyaariyay macallimiin takhasus dheeraad ah u leh dhigista luuqadda carabiga.
Target audiences
- Yuu ku socdaa heerkani (level A1)?
- 1- arday walba oo soo dhigtay heerka tamhiidiga ah.
- 2- arday walba oo raba kobcinta ku-hadalkiisa luuqadda carabiga
FAQs
afar bilood; sida caadiga ah, muddadaa ka yarna waa uu ku dhammayn karaa ardaygu, haddii uu hal cashar ka badan uu maalinkii qaato.
haa, waxa uu helayaa shahaado caddaynaysa in uu dhammaystay heerkan.
