المستوى الأساسي الأعلى
$50.00
$40.00
- مستويات تعليم اللغة العربية
- 14 (Registered)
19
Dec
$50.00
$40.00
Kusoo dhowow heerka koowaad ee barashada luqadda Carabiga.
عزيزي الطالب! بين يديك المستوى الأساسي الأعلى في اللغة العربية
Level A 2
تتم دراسة هذا المستوى – في النظام العادي غير المكثف- خلال ثلاثة أشهر.
Requirements
- Maxaaa looga baahanyahay aradayga doonaya inuu ku biiro heerkan ( Level A2 )?
- 1- in uu soo dhammaysto heerka kan ka horreeya ( Level A1); maadaama ay casharrada labadan Level ay isku xidhanyihiin.
- 2- in uu duruusta xidhiidhiyo si isku xigtana u daawado.
- 3- in uu ka shaqeeyo laylisyada casharrada la socda.
Features
- Kooraskan waxa diyaariyay macallimiin takhasus dheeraad ah u leh dhigista luuqadda carabiga, una leh khibrad dheer barista luuqadda Carabiga cid aan asal ahaan ku hadlin..
Target audiences
- Yuu ku socdaa heerkani (Level A2)?
- arday walba oo soo dhigtay heerka (Level A1)
FAQs
Afar bilood; sida caadiga ah, muddadaa ka yarna waa uu ku dhammayn karaa ardaygu, haddii uu hal cashar ka badan maalinkii qaato.
haa, waxa uu helayaa shahaado caddaynaysa in uu dhammaystay heerkan.

