المستوى التمهيدي
$40.00
$30.00
- المستوى التمهيدي, مستويات تعليم اللغة العربية
- 35 (Registered)
01
May
$40.00
$30.00
Kusoo dhowow heerka akhriska iyo qoraalka luqadda Carabiga.
عزيزي الطالب! بين يديك المستوى التمهيدي في اللغة العربية
Level 0
Heerkani waa bilowga barashada luqadda Carabiga, waxaa ka faa’iidaysan kara qof kasta oo u baahan inuu iska dhiso akhriska iyo qaraalka Carabiga, sidoo kale waxaa la socda heerkan duruus lagu baranayo ereyo asaasi ah iyo xiwaarro koob-kooban
- FG: Waxaa lagu qaadan karaa heerkan -sida caadiga ah- muddo 3 bilooda
Requirements
- Maxaaa looga baahanyahay aradayga heerkanka faa'iidaysanaya?
- 1- in uu diyaarsado buugiisa iyo qalinkiisa, uuna qorto dhaammaan macaluumaadka muhiimka ah.
- 2- in uu faygaar badan sameeyo, sida uu macalinku ku talinayo.
- 3- in uu duruusta xidhiidhiyo si isku xigtana u daawado.
Features
- heerkan waxaa laguugu diyaariyay qaabkii aad u awoodi lahayd akhriska iyo qoraalka afka carabiga
- sidoo kale, waxaa loo diyaariyay qaab sahlan oo ay uga faaidaysan karaan cid walba oo bilaw ku ah barashada luuqadda carabiga, yar iyo waynba
Target audiences
- Yuu ku socdaa heerkan?
- 1- dadka aan akhriska carabiga iyo qoristiisa aan ku fiicanayan, da'doodu nooceey tahahba.
- 2- sidoo kale waxaa looga faa'dayn karaa kooraskan carrurta yar-yar, gaar ahaa marka uu waalidku ku kaantarooli karo.
FAQs
saddex bilood; sida caadiga ah, muddadaa ka yarna waa uu ku dhammayn karaa ardaygu, haddii uu hal cashar ka badan maalinkii qaato.
haa, waxa uu helayaa shahaado caddaynaysa in uu dhammaystay heerkan.


![دُموعٌ على سُفُوحِ المجد [ رواية صوتيَّة ]](https://raidacademy.so/wp-content/uploads/2024/12/دموع-غلاف-الدورة-في-الموقع-منشور-Instagram-1-277x310.png)



